SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ku simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo darajooyin u xiray Saraakiil Caafimaad

Muqdisho-(SNTV)-Ku simaha taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/gaas; Cabdi Xasan Maxamed, ayaa Shalay garaadda siiyay 83 xubnood oo isugu jira Dhaqaatiir iyo Kalkaaliyaal Caafimaad. Dhaqaatiirta...

Dowladaha Soomaaliya Iyo Sucuuudi oo Isla Oggolaaday In Xayiraada Laga Qaado Markab Xoola Siday Oo Lagu xannibay Dekadda Jidda

Muqdisho (SNTV)–Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo caawa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay markab labaatan kun oo...

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo ka qeyb galay munaasabadda qalin-jabinta dufcaddii 4-aad ee Dugsiga Shiikh Suufi

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada muqdisho ugu qeyb-galay munaasabadda qalin-jabinta dufcaddii 4-aad ee Dugsiga Shiikh Suufi...

Shirka Golaha Wasiirrada Oo Looga Hadlay Xoreynta Deegannada Argagaxisadu Ay Dalka Uga Sugantahay

Khamiis, July 18, 2019—Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulanka toddobaadlaha ah ee golaha. Shirka Golaha ayaa looga hadlay amniga guud...

Madaxweynaha K/Galbeed oo kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.

Baydhabo (SNTV)-  Wafdigaan oo uu Hogaaminaayay Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Somaliya Ahna Madaxa UNSOM James Swan ee Maanta soo gaaray magaalada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...