SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Soomaaliya oo soo Dhoweysay Aqbalaadda Mareykanka ee Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee Washington.

Warkan ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa aqbalaadda waraaqaha aqoonsiga ee Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump...

Ciidamada Sacuudiga oo Ku biiray Isbahaysiga Cusub Howlgalada Marinada Biyaha ee Bariga Dhexe

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay ku biirayaan  isbaheysiga uu horkacayo Mareykanka ee sugidda amniga marin biyoodka caalamiga ah ee Bariga Dhexe,...

Hirshabeelle: Madaxweyne Muxamed Cabdi Waare oo soo xiray Bandhigga Maalgashiga Ganacsiga iyo Beeraha

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa soo xiray Shirwaynaha Bandhigga Ganacsiga iyo maalgashiga Beeraha, kaasi oo labadii maalin ee la soo dhaafay...

Wasaaradda Qorsheynta DfS oo kulan ah la qaatay xubnaha Laanta Fullinta ee Degmada Caabud-waaq “Sawirro”

Kulan wadatahsi ah oo ay ka qeybgaleen madaxa maamulka Degmada, Ciidamada Nabad galyada, aqoonyahanka,isla markaana looga hadlaayey la socodka adeegyada lagama maarmaanka u ah...

Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug+Sawirro

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo xiray Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug isagoo Ku dhawaaqay in loo gudbay wejigii labaad ee qorshaha dhammaystirka dhismaha maamul mideysan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...