SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Soomaaliya oo Ku Guuleysatay Guddoomiye Ku xigeenka Hay’adda Caalamiga ee Soolarka “Sawirro”

Danjiraha cusub  ee Soomaaliya ayaa ka qayb gashay shirka hay’adda  caalamiga ah ee Solarka aduunka ee ISA kadib shirkaasi waxaa Soomaaliya ku guulastay  kursiga...

Hoos U dhac Faa’iidada Saliidda Sacuudiga Kadib Weerarkii Warshadda Aramco ee Sacuudiga.

DUBAI/LONDON/RIYADH (Reuters) – Sacuudiga ayaa waxaa suurtagal ah in ay in ay diiwaageliyaan shirkadeeda baaxadda weyn sanadkani kadib markii weerar lagu qaaday horaantii bishan...

Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Abaalmarinta Hoggaaminta ee Shirweynaha New york.

Waxa sharaf ii ah inaan galabta idin la joogo shirweynaha sannadlaha ah ee Concordia. Waxaa sidoo kale sharaf ii ah inaan guddoomo Abaalmarinta Hoggaamineed...

Booliiska Singapore Oo Xiray Dhowr Qof Oo Lagu Eedeeyay Taageere Daacish

Singapore:- Ciidamada Boliiska dalka Singapore ayaa xabsiga dhigay sadex haween oo lagu eedeeyay in ay taageero dhaqaale u fidin jireen kooxda Daacish. Haweenkaan oo ka...

Madaxweynaha JFS Oo La Guddoonsiiyay Abaalmarin Caalami ah

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la guddoonsiiyay Abaalmarinta Sanadlaha ah ee Hoggaaminta Suubban...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...