SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Soomaaliya Oo Ka Qeyb Qaadanaysa Howlaha Ururka ARABSAT “SAWIRRO”

Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee uu hoggaaminayo Wasiirka, Mudane Eng C/di Cashuur Xasan oo booqasho ku jooga dalka Sacuudi Carabiya ayaa kulamo...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Casha Sharaf U Sameeyay Haweenka Kujira Labada Golle “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa casha sharaf u sameeyay haweenkii ka qeyb galayay shirkii 3-aad ee haweenka ku jira Barlamaanka labada aqal ee dowladda, Golaha...

Hay’adda Socdaalka Oo Tababar U Furtay Qaar Kamid ah Howl-wadeennadeeda ‘SAWIRRO’

Maxamed Aadan Jimcaale Koofi, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa xarigga ka jaray tababar ay ka qeyb galayaan saraakiil iyo howl-wadeenno ka...

R/Wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Erdoğan oo Ku Kulmay Geneva

R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Kulanka...

Madixii Baxnaaninta Bukaanada Alshabaab oo la Xukumay

Axmed Cali Aybakar ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu  kaga kireeyo guryo magaalada Muqdisho kuwooda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...