SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Is certainly Mail Order Brides Legal?

When you ask in the event that there are virtually any problems with mailbox order brides, it is important to understand what they...

Dr; Gacal oo ku guuleystay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Waxaa goordhow lasoo gaba-gabeeyay tartanka doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka maamul Goboleedka Galmudug oo uu ku guuleystay Dr; Maxamed Nuur Gacal Dr; Maxamed Nuur Gacal ayaa murashixii...

Ciidamada Xoogga Dalka oo muujiyay kaalinta kaga aadan baajinta dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday Galgaduud

Ciidamo ka tirsan qeybta 21-aad ee XDS kuna hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa ku guuleystay baajinta dagaallo kale oo ka dhaca galbeedka gobolka Galgaduud, halkaasoo...

Danjiraha Soomaaliya ee K/Afrika oo gaaray Johannseburg

Safiirka ay Dowladda Soomaaliya dhawaan u magacaabday Dalka South Africa Maxamed Cali Mire ( Nabadoon ) ayaa galabta waxaa uu gaaray Magaaladda Johannseburg. Danjire Maxamed...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay xarun caafimaad oo laga hirgelinayo Kaxda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay mashruuc Degmada Kaxda oo lagu dhisayo xarun Caafimaad...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...