SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Olole Shacabka Looga Wacyi-Gelinayo Halista Cudurka Corono Virus Oo Ka Socda Balad-Xaawo

Dhalinyarada Degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa Bilaabay wacyi- gelin ku aadan halista Cudurka Corona Virus. Xili Lagu guda jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan,islamarkaana ay...

Qeybaha Bulshada Gaalkacyo Oo Soo Dhaweeyay Golaha Wasiirada Cusub Ee Galmudug

Kadib markii Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Abdi Kaariye uu magacaabay xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkiis ayaa qaybaha bulshada magaalada Gaalkacyo waxa ay soo dhaweeyeen...

Xiliga Uu Boris Johnson, R/Wasaaraha Ingiriiska Uu Shaqada Dib Ugu Laabanayo Oo Daaha Laga Rogay.

Xafiiska R/Wasaaraha Britain ee Downing Street ayaa shaaciyay in Boris Johnson uu maalinta berito ee Isniinta ah ay taariikhdu ku beegan tahay 27-ka bisha...

Madaxweyne Farmaajo Oo Xil Ka Qaaday Guddoomiye K/Xigeennada Maaliyadda & Hawlaha Guud Ee G/Banaadir

Madaxweynaha Jamh.Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabay Mudane Axmed Xasan Iimaan inuu noqdo Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Maamulka...

Dowladda Oo Xaqiijisay In Ay Soo Kordheen Xaalado Cusub Oo Covid-19 Ah

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii kasoo kordha xaaladda Caabuqa COVID-19, waxay bulshada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...