Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlayay magaca Dowlad-goballeedka iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geerida Alle ha u naxariistee...
Muqdisho 17 May 2020, Dowladda Soomaaliya waxay cambaareynaysaa qarixii bahalnimada ahaa ee ka dhacay Gaalkacyo kaasi oo lagu dilay dad shacab ah iyo
Wasiirka Warfaafinta,...
Barlamaanka dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb cod aqlabiyad leh ku ansixiyay golaha Wasiiradda cusub ee uu dhowaan soo magacaabay...