SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Webiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Degmada Mahadaay

Webiga Shabeelle ee mara Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu fatahaad ka sameeyay degmada Mahadaay iyo tuulloyin dhowr ah oo...

Fowsiya Abiikar: “Hadii Aad Isku aragto Fayruska COVID-19 Horey Ugaar Xarumaha Lagula Tacaalo Cudurka ”SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka i yo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay...

Guddiga Ka Hortagga Covid-19 Oo Shir Ka Yeeshay Dabaal-Dega Ciidul Fidriga

Shirka joogtada ah ee guddiga xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus oo habeen weliba la qabto ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan munaasabadda Ciidul-Fidriga...

Wasaaradda C/Fimaadka XF Soomaaliya Oo Xaalado Cusub Diiwaangelisay ‘Sawirro’

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay xanuunka Karoona ka...

Ururrada Haweenka Oo Ka Shiray Xoojinta Wada Shaqeynta Ka Dhexeysa Iyo Horumarka Dalka

Kulanka oo Muqdisho lagu soo gabo gabeeyay ayaa socday muddo saddex cesho ah waxaana looga hadlayay qorshaha istaraatiijiyadda ay ku shaqeyn doonan Ururka Haweenka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...