SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddiga Diyaarinta Xeerarka Dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka Oo Kulmay Siyaasiyiinta Waqooyi Galbeed

Guddiga-wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay kulan wadatashi ah kula yeesheen Siyaasiyiinta ka soo jeeda...

Dowladda Oo Gargaar Degdeg Ah Gaarsiineysa Deegaannada Ay Ka Jiraan Xaaladaha Daran

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay shirka guddiga Qaran ee xakameynta Covid-19. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug...

Wasaaradda Amniga Galmudug Oo La Wareegtay Koontaroolada Magaalada Gaalkacyo

Wasaaradda amniga Maamul Gobaleedka Galmudug ayaa ciidamada Booliska dowladda federaalka ku wareejisay koontaroolada magaalada Gaalkacyo oo markii hore ay joogeen maleeshiyo beeleed. Wasiirka amniga maamulka...

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Ku Baxay Shaqaaqo Ka Dhacday Degmada Deyniile

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta shaqaaqo dagaal oo xaafada Cara-Guduud ee degmada...

Wasiirka Shaqada XFS Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Qaranka

Sadiiq Xirsi Warfaa, oo ah Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...