SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qarax dad badan ay ku dhinteen oo saakay ka dhacay Duleedka Muqdisho

Waxaa saakay Laamiga isku xira Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan deegaanka Xaawa Cabdi ka dhacay qarax miino oo dad badan ay ku dhinteen. Sida aan...

Ciidanka Xoogga oo khaarijiyay ku dhawaad 20 ka tirsan Maleeshiyada Al-shabaab

Kaddib howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga dalka ka sameeyeen tuulooyinka Buulo-urunji iyo busleey oo hoosyimaada deegaanka Jannaale ee gobolka shabeellaha hoose ayay ku...

Wasiir Fowsiya Nuur Oo Si Adag U Cambaareysay Falkii Lagu Xasuuqay Dhakhaatiirta, Dalbateyna Inay Helaan Cadaalad

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay falka wuxuushnimada ah ee lagu xasuuqay howl-wadeenada c/fimaadka ka howlgalayay deegaanka...

Ciidanka Xoogga Oo Ku Howlan Raadinta Ciddii Ka Dambeysay Dilkii Shaqaale Caafimaad

Taliyaha guutada 3-aad ee qeybta 27-aad Col.Abshir Maxamuud (shitaqeey) ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in Ciidanka xoogaa dalka aysan wax lug ah...

Wasiirka C/fimaadka Hirshabeelle Oo Bulshada Ugu Baaqay In ay Raacaan Tallooyinka Dhaqaatiirta

Wasiirka Wasaaradda C/fimaadka iyo daryeelka Bulshada dowlad Gobaleedka Hirshabeelle mudane Cabdi Macalim Maxamed ayaa ugu baaqay bulshada Hirshabeelle inay qaataan wacyigelinta loo jeedinayo si...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...