SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada Kumandooska Soomaaliya Oo Alshabaab Kala Wareegay Degaano Ka Tirsan Jubada Hoose +Sawirro

Taliyaha ururka 5 aad ee guutada 16 aad ee kumandooska Danab, Gaashaanle Xasan Aadan ciraaqi, ayaa sheegay in ay dileen 6 kamid ah argagaxisada...

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Qabtay Rag Lagu Tuhmayo Nabad-diidka Al-Shabaab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa  howlgallo ballaaran ka sameeyeen deegaanno hoostaga magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa...

Dowladda Soomaaliya Oo Fasaxday Shaqaalaha Dowlada Iyo Kuwa Gaarka Ah

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargelineysaa dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha gaarka loo leeyahay Shaqaalahooda in ay tahay maalin...

Hay’addaha Dib-U-Eegista Dastuurka Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Shiray Arrimaha Dastuurka+sawirro

Hay’adaha u xilsaaran dib-ueegista dastuurka oo kala ah Wasaarada Arrimaha Dastuurka, Guddiga Baarlamaanka ee la-socodka Dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista...

Wasiirka Warfaafinta Oo Soo Kormeeray Goobaha Is-xilqaan Lagu dhisay

Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ahna Guddiga Qaban-qaabada Xuska 60-Guurada Todobaadka Xorriyadda Soomaaliya. ayaa maanta Kormeeray Madxafka qaranka, Maktabadda iyo Golaha Murtida Madadaalada,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...