SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ruushka iyo Faransiiska oo wada-xaajood ugu baaqay Azerbaijan iyo Armeina.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay xabad joojin deg deg ah sameeyaan dawladaha Armenia iyo Azerbaijan oo muddo...

Galmudug oo shaacisay in Covid-19 uusan ka suullin deegaannadeeda.

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in degaannada Maamulkaas markale uu kusoo laba kacleeyay cudurka safmarka ah ee Coronavirus, isla markaana kiisas kamid...

Sheekh Nawaaf Al-Axmed oo loo dhaariyay Amiirnimada Kuwait.

Sheekh Nawaaf Al-Axmad oo la dhaarinaayo maanta Amiirnimada dalka Kuwayt Guddomiya golaha baarlamaanka Kuwayt, Marzuuq Al-Ghanim, ayaa ku dhawaaqay in Sheekh Nawaaf Al-Axmed loo dhaarinayo...

Malleeshiyaad Suuriyaan ah oo lagu eedeeyay in ay ku biireen dagaalka Azerbaijan & Armenia.

Heyad kor kala socota colaadda ka oogan Suuriya iyo hoggaamiye ka tirsan mucaaradka Suuriya, ayaa sheegay in boqolaal ka tirsan maleeshiyaadka Mucaaridka Dowlada Suuriya...

Dab qasaaro geystay oo ka kacay Dhuusamareeb.

Dab Khasaare Hantiyadeed gaystay ayaa ka kacay Kaalin shidaal oo ku taalla bartamaha Magaalada Dhusamareeb, waxaana lagu guuleystay in la damiyo balse waxaa dhamaanba...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...