SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geerida Cali Khaliif Galayr.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo, guddoomiyaha golaha shacabka  Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, guddoomiyaha golaha aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi...

Gobolka Banaadir oo heshiis la galay shirkadaha gaarka loo leeyahay+SAWIRRO

Hishiiskaan ay kala saxiixdeen maamulka gobolka Banaadir iyo shirkadaha gaarka ah ee bixiya adeega dad-weynaha ayaa ku saabsanaa  sidii fursado dhaqaale oo waara loogu...

Ra’iisul wasaarihii hore Soomaaliya Cali Khaliif Galleyr oo geeriyooday.

Allaha ha naxariistee waxaa magaalada jig-jiga ee dowlad deegaanka Soomaalida itoobiya goor dhaweyd  ku geeriyooday  Ra’iisu lwasaarihii hore ee dowladdii ku meel gaarka Cali...

WHO oo sheegtay in ay hoos u dhaceen kiisaska la xiriira daacuunka ee Soomaaliya.

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO)ayaa sheegay in guud ahaan uu hoos u dhac ku yimid sanadkan  tirada kiisaska daacuunka ee cusub ee Soomaaliya marka loo...

Musharixiinta madaxweyne ku xigeenka Maraykanka oo dood adag ay xalay dhex martay.

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo u tartamaysa xilka madaxweyne ku xigeenka xisbiga dimoqraadiga ayaa dood kulul oo ku saabsan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...