SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Mareykanka oo diiradda saaraya carqaladeynta dhaqaalaha ee kooxda Al-Shabaab.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay si xoogan u taageerayaan dadaalada lagu carqaladeynayo hababka dhaqaale iyo maalgalinta sharci darada ah ee ay adeegsadaan kooxda...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay aflagaadadii lagula kacay Suubanaheena CSW.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed, nabadgelyo...

Ra’iisul wasaare ku xigeenda dalka oo maanta dhagax dhigay guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan. https://youtu.be/EzmmcpXh20w

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay aflagaadadii lagula kacay Suubanaheena CSW.

MUQDISHO, Oktoobar 29, 2020: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...