SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii Turkiga oo korortay

Hay’adda maareynta musiibooyinka dalka Turkiga ayaa sheegtay maanta oo Arbaco ah in tirade dadka ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay magaalada Izmir ee Turkiga ay...

Natiijada doorashada madaxtinimada Maraykanka oo goor dhaw la filayo.

Washington (SONNA)- Doorashada madaxtinimada Maraykanka ayaa lagu wadaa in dhawaan si rasmi ah loo shaaciyo, waxaana haatan soo baxday natiijada codadka ay shacabka iyo...

Ilhan Cumar iyo 3 kale oo Soomaali ah oo guulo ka gaaray doorashada Mareykanka.

Ilhan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Wakiillada Mareykanka, kaddib markii ay la tartantay musharrax ka socday xisbiga Jamhuuriga. Musharaxiin kale oo Soomaali...

Maamulka gobolka Banaadir oo shir deg deg ah ka yeeshay Saameynta Roobabka+(SAWIRRO)+(MUUQAAL).

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shir deg deg ah ka yeeshay xaaladihii ugu dambeeyay roobabkii ka da’ay caasimada kuwaasi oo saameyn ku yeeshay isu socodka...

Doorashada guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta lagu wado in ay ka dhacdo Jowhar.

Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle oo maanta laga damreemayo Mashquul aad u badan ayaa lafilayaa in ay ka dhacdo doorashada gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...