SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa hambalyo u dirtay Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo u yeeray inay shaqada ku soo laabtaan saddex Jeneraal.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu yeeray in shaqada ciidanka ay ku soo laabtaan 3 Jeneraal oo horay uu shaqada uga joojiyay Saraakiisha loo...

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo la doortay.

Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, ayaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle doorasho maanta ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimada...

Gudoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle oo loo doortay Cabdixakiin Luqmaan.

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo goordhow la soo gabogabeeyay ayaa waxaa ku guuleystay C/xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed. Xilka guddoomiyaha golaha wakiilada...

Kulan looga hadlayay xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha ka howlgala xuduudaha dalka oo Muqdisho ka furmay+(SAWIRRO).

Wada-tashi ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha ka howlgala xuduudaha dalka ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda,wasaaradaha Dekadaha,Maaliyadda,caafimaadka iyo xafiiska...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...