SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Faah-faahin kasoo baxaysa qarax Saaka ka dhacay Muqdisho

C/qaadir Cusmaan Faarax (Dr.yare) ayaa dhawaan u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Miino loogu xiray Gaarigiisa, xilli uu marayay agagaarka Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha...

Faah-faahin kasoo baxaysa qarax Saaka ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-C/qaadir Cusmaan Faarax (Dr;yare) ayaa dhawaan u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Miino loogu xiray Gaarigiisa, xilli uu marayay agagaarka Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha...

Madaxweynaha JFS oo maanta kulamo la qaadanaya Madax ka tirsan Imaaraatka

Abu Dabi(SONNA)--Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in uu maanta la...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya oo lagu wado in uu maanta kulamo la qaatay Madaxda Imaaraadka.

Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in maanta la kulmo Madaxda...

Kulan lagu Sagootinaayo Gudoomiyhii hore ee Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Kulan si weyn loosoo qaban qaabiyey oo lagu sagootinayey sii hayaha Gudoomiyaha Gobolka banaadir ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa kasoo qeyb...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...