SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer ku tagey Dekadda Muqdisho

Muqdisho, April 10, 2017—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada...

Xafladan lagu soo dhaweynayay gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho

Xafladan lagu soo dhaweynayay gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho taabid Cabdi Maxamed ayaa waxaa soo qaban qabaabiyay dhalinyarada Soomaaliyeed ee...

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka dalka oo ka qeyb galay kulan ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta

Kulanka ayaa looga hadlayey sidii loo sameyn lahaaa gole guud oo ay leeyihiin culimada Soomaaliyeed iyo sida ugu haboon ee looga jawaab celinayo fikradaha...

Agaasimayaasha waaxyaha wasaaradda warfaafinta oo maanta xilalkooda la kala wareegay

Xilli shalay wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadwaynaha JFS Mudane C/raxman Cumar Cusman (Eng. Yarisow) uu shalay isbadal ku sameeyay waaxyaha wasaaradda ayaa maanta agaasimayaashu...

Munaasabad lagu abaalmariyey Ciyaartoy iyo haldoorka Soomaalida ayaa lagu qabtay Minnesota

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo loogu magac daray habeenkii horimarinta dhalinyarada iyo haldoorka Soomaalida Minnesota ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...