SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Warfaafinta JFS oo kulan la qaatay shaqaalaha Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda  Warfaafinta ee XFS, Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda ayaa maanta kulan la xiriiray habsami u socodsiinta  howlaha warfaafinta...

Madaxweynaha CAF oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa soo gaaray magaaladda Muqdisho 57-sanno jirka dhawaan loo doortay inuu hoggaamiyo xiriirka kubbadda cagta qaaradda Afrika ee loo soo gaabiyo CAF Mr Ahmed...

Dalka Imaaraadka Carabta oo bilaabay olole lagu taageerayo dadka la ildaran abaaraha ee Soomaaliya

Madaxa Golaha saree e Hey’adda Samofalka dalka Imaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin C/lla Al-nuceymi ayaa sheegay in la bilaaay olole lagu uruurinaayo kalmooyin dhaqaale...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya.

Maxamed Xashi Carabeey Madaxweyne Kuxigeenka GALMUDUG  ayaa kulan kula qaatay Safiirka Dowlada Turkiga Ufadhiya Somalia Waxayna Kawada hadleen Sidii Dowlada Turkiga GALMUDUG ugala shaqayan...

Ra’iisul Wasaare kheyre iyo Madaxda dowlad gobolleedyada oo warbixin ka dhageystay Guddiga Gurmadka Abaaraha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur-Galbeed, , Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug, Hirshabeelle iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...