SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dhallinyaro Tartan xifdinta Qur’aanka uga qeyb galay Kuwait oo shahaadooyin la guddoonsiiyay

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kuwait Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh  ayaa munaasibad casho iyo sagootin ah ugu sameeyay xarunta safaaradda Wiilal Soomaaliyeed oo tartan Quraan...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir caalami ah uga qeybgalay dalka Mareykanka

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayo dhaqaalaha Adduunka oo lagu qabtay magaalada Washington ee Caasimadda Mareykanka. Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda...

Ra’iisul wasaaraha JFS oo sheegay in Dowladda ay ku shaqeyneyso Aragtida shacabka

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga  Gudaha iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa  Muqdisho ayaa boqolaal shacabka xeebta Liido kula...

Eng. Yarisow “Al-Shabaab nagama hor-istaagi karaan gurmadka abaaraha ee dalka ka socda”

Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey falkii maanta ay kooxaha...

Tababbar ku saabsan tayaynta shaqaalaha dowladda oo la soo gabo gabeeyay

Tababbarkaan Tayeynta shaqaalaha Dawladda ayaa waxaa ka qaybgelay inka badan 100 Shaqaale oo ka kala socday qaar ka mid ah Hay’adaha Dawladda, kaasi oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...