SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) Warka Kooban SNTV 15-11-2020.

Halkan Ka DAAWO Warka Kooban ee SNTV 15-11-2020. https://youtu.be/HmcA2RGNAAw

Waxaa Meel Fiican Maraayo Mashruuca Dhismaha Waddo Xariirisa Magaalooyinka Gaalkacyo Iyo Hobyo ee Gobolka Mudug+(SAWIRRO).

Mashruuca isku tashiga dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka galkacyo iyo hobyo ayaa haatan maraya meel fiican taasna waa mid muujinya sida uu u mira...

Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika ayaa kulan u qabatay Xubno ka socday Jaamacadaha iyo Ardayda Soomaaliyeed ee dalkaasi+(SAWIRRO).

Kulankan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madax kasocotay Jaamacadaha UNISA,Vaal iyo Jaamacadda Johannesburg, Wasaaradaha Waxbarashada, Hay'adaha taageera Waxbasharada iyo Dhalinyarada ku dhalatay dalka kana qalanjibayay...

Weerar Gantaalo oo lagu qaaday qeybo ka mid ah Dalka Erateria.

3 gantaal ayaa la sheegay in ay ku dhaceen magaalada Asmara ee xarunta Eritrea. Dadka magaalada ayaa sheegay in ay maqleen qaraxyo ayna arkeen holac. Wararka...

Golaha wasiirada Puntland oo Caawa ansixiyay Miisaniyada 2021ka+(SAWIRRO).

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha wasiirada Puntland oo caawa qabsoomay uuna shir Guddoominayay Madaxwayne Ku xigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxwaynaha Axmed Cismaan Cilmi Karaash...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...