SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Golaha wasiirrada oo ka hadlay dib u habeynta safaaradaha

Muqdisho, 1, April 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane...

Dowladda Philippine oo sheegtay 10 ka mid ah Ciidamadeeda lagu dilay duqeyn loo waday mintidiin

Wasiirka Difaaca Dowlada philippine Delfin Lorenzana ayaa sheegay  in 10 ka mid ah Ciidamadooda ay dhinteen 8 kalana ay ku dhaawacmeen kadib duqeyn loo...

Keating oo soo dhoweeyay heshiiskii ay saxiixdeen Gaas iyo Xaaf

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u jooga Soomaaliya Michael Keating ayaa soo dhoweeyay Heshiiskii Magaalada Cadaado ay dhawaan kula saxiixdeen...

Horjooge ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab oo isu soo dhiibay ciidanka Xoogga Dalka.

Horjooge ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Hiiraan. Janaraale Axmed Maxamed Tareedishe oo ah Taliyaha...

Degmada Dhahar oo wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka u gudbtay caawa

Habeenkii shannaad tartan Cilmiyeedka degmooyinka gobollada ee Warbaahinta Qaranka, isla markaana u taabagelinayo maamulka gobolka Banaadir, waxaa ku tartamay caawa degmooyinka Dhahar oo ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...