SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Sida looga hadlay weerarkii London Bridge

Weerarkii ka dhacay bartamaha magaalada London oo ay u dinteen 6, qof ku dhowaad 50 kalena ay ku dhaawacmeen, hoggaamiyeyaasha dunida qaar ayaa siyaabo...

Wasaaradda Arimaha Guddaaha oo sheegtay in ay muhiim tahay in la qorsheeyo doorashada 2020.

Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegtay in loo baahanyahay in laga heshiiyo qaabkii wax loo dooran lahaa Sanadka 2020. Xoghayaha Jooogtada ah ee Wasaaradda Arimaha...

Banaanbax lagu taageerayo dowladda oo ka dhacaya Muqdisho.

Waxaa maanta lagu waddaa in Magaalada Muqdisho lagu qabto Banaanbax uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir. Banaanbaxaan ayaa waxaa lagu taageeraya 100-kii maalmood ee ay...

Faahfaahin Dheeri ah oo ka soo baxayo weerarkii ka dhacay London.

Booliska Ingiriiska ayaa xaqiijiyey in lix qofood ay ku dhinteen 30 kalana ay ku dhaawacmeen kadib laba weerarar oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada...

Dowladda Soomaaliya ayaa Faahfaahin ka bixisay Halka uu maraayo howlgalka Xasilinta caasimadda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariisow oo ka hadlay howlgalka Xasilinta Caasimadda ayaa sheegay in la diyaariyey Ciidamo 1500...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...