SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul wasaare Kheyre oo wasaaradda Warfaafinta kula kulmay Fannaaniin Qurbaha ka timid

Ujeedada kulankaan ayaa ahaa sidii uu Raisul wasaaraha ugu dhiiri gelin lahaa iney xoojinyaan wacgalinta bulshada ee ku aadan fahansiinta qiimaha ay leedahay dowlnimada...

Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre “Waxaan rajaynayaa in farxadda ciiddu ay adkayso midnimada iyo walaaltinimada dadka Soomaaliyeed”

Muqdisho, 24 June 2017.....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hambalyeeyey...

Sacuudiga oo fashiliyay weerar lala damacsanaa Masjidka Barakeysan ee Makka

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ee dalkaasi ay fashiliyeen waxa ay ku tilmaameen argagixiso qorshaynaysay in ay...

Qaraxyo ay ku dhinteen dad ka badan 50 Qof oo ka dhacay Dalka Pakistan

Laba Qarax oo khasaare xoogan geystay ayaa ka dhacay laba gobol oo ka tirsan dalka Pakistan, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka dalkaasi. Qaraxyadan ayaa ka...

Madaxweyne Farmaajo iyo Yoweri Museveni oo kulan gaar ah wada yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Kampala. Madaxweynayaasha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...