SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Ubax Dhigay taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Ubax dhiga ka dib...

Madaxda Qaranka oo ka qaybgalay Xuska 26-ka June oo ka dhacday Muqdisho

Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay Xuska 26-ka June ayaa ka dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana ka qaybgalay qaar ka mid ah...

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Ubax Dhigay taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Ubax dhiga ka dib...

TOOS u Daawo Dabaaldaga Xuska 26-June oo hadda ka socda Muqdisho

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1481989425195178/

Madaxda Qaranka iyo boqollaal shacab ah oo salaadda ciidda Muqdisho ku wada dukaday

Madaxweynaha, Ra'iisul wasaaraha Duqa Muqdisho, wasiirro, saraakiil ka tirsan dowladd iyo boqollaal dadweynaha ayaa salaadda Ciidda maanta ku wada dukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...