SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciidanka Dowladda ee ku sugan Gobalka Gedo oo wada Howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab

Saraakiisha dowladda ee Gobalka Gedo ayaa sheegay inay wadaan howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan deegaano ka tirsan Gobalkaas. Wararka ayaa sheegaya...

Adeegii Internet-ka oo soo laabtay

Waxaa goor dhow dib u soo laabtay Adeegii Internet-ka Fibre Optic kaas oo mudo ku dhow hal bil ka maqnaa magaalooyinka Koofurta iyo Bartamaha...

Wasiir Xoosh “Safar hawleedkii aan ku tagnay Cadaado waxa uu ku soo dhamaaday guul”

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka warbixiyay safarkii wafdi uu hogaaminayay ay ku tageen magaalada Cadaado ee caasimadda KMG ah...

The Night That Sealed Our Brotherhood For Eternity

On 15 July 2016, what had started as a lovely summer night, evolved almost into a horrifying nightmare for the Turkish democracy. Members of...

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya oo ka warbixyey Ciladbixinta Adeega internet-ka.

Wasaaradda Boostadda iyo isgaarsiinta ayaa ka warbixisay cilad bixinta Internet-ka ayadoo oo shaaca ka qaaday in howshaas gabo gabo mareyso isla markaana si dhaqso...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...