SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Bangiga aduunka oo kordhinaya lacagtii uu ku kabi jiray mushaaraadka shaqaalaha dowladda

Muqdisho, 19, July, 2017….Wasiiru dowlaha W. Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali Qalocow ayaa shir la yeeshay wafdi...

Shacabka Puntland oo soo dhaweeyey go’aankii Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland.

Shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ayaa si weyn usoo dhaweeyey go’aankii ay Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabteen Golaha Wasiiradda ee Maamul Goboleedka Puntland. Qaar...

Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka oo Muqdisho kula kulay saraakiil ka socotay UNDP

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ,Gudoomiyaha  Aqalka Sare ee  Cabdi Xaashi C/llaahi iyo kuxigeenada koowaad ee labada...

Ku-simaha Madaxweynaha K/Galbeed oo lakulmay wefdi ka socday dowladda Britain

Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada KMG ah ee Dowlad Goboleedka K/Galbeed ee magaalada Baydhabo ayaa looga hadlaya dowrka Dowladda Britain ay ku leedahay...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Qurbajoogta dalka ku sugan

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaadatay dadka Qurbajoogta ah ee dalka ku sugan oo isugu jiray...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...