SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowlada Ingiriska oo ku Baaqday in la joojiyo Colaada Dalka Itoobiya.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska arimaha dibadda,barwaaqo sooranka iyo horumarinta dalka UK ayaa lagu sheegay in dowlada Britain ay ku baaqeyso...

Booliska Dowlada Soomaaliya oo ka warbixiyay qarax naftii halige uu ka fuliyay maqaaxi dad rayid ah ay ka cunteynayeen.

5 qof ayaa dhimatay 8 kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii qof naftii halige ah uu isku qarxiyay Maqaayad laga cunteeyo oo ku...

Dowladda Jarmalka oo deeq dawo ah ku wareejisay Itoobiya.

Safaarada Dalka Jarmalka ee magaalada Adis Ababa ayaa isbitaal ay leeyihiin ciidanka itoobiya ugu deeqay agab caafimaad oo u dhigma 1 million oo Euro. Madaxa...

(DAAWO) BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA MAANTA ©SNTV // 17 11 2020.

Halkan ka Daawo. https://youtu.be/QeT6VwABDEk

(DAAWO) Warbixin Saameynta uu Ayaxa ku yeeshay gobolka #Geeska_Afrika ayaa ah tii ugu darneyd muddo 25-sanno ah.

Saameynta uu Ayaxa ku yeeshay gobolka #Geeska_Afrika ayaa ah tii ugu darneyd muddo 25-sanno ah. Halkan ka Daawo. https://youtu.be/QvqSQgJ28aY  

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...