SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) WARKA KOOBAN EE ©SNTV // 18-11-2020

Halkaan ka Daawo Warka Kooban ee SNTV. https://youtu.be/ryavMR9m3z4

Wasiirka caafimaadka oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay xoojinta adeegyada Hooyadda iyo dhalaanka+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Fowziya Abiikar Nuur ayaa ka qeybgashay Shir Goboleedka EMRO. Shirka oo ku qabsoomay habka Online-ka...

Dowlada Mareykanka oo Horjoogeyaal ka tirsan Al-shabaab ku dartay liiska argagixisada

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in Cabdullaahi Cismaan Maxamed iyo Macallin Ayman ay yihiin hoggaamiyeyaasha sarsare ee Al-Shabaab oo fadhigoodu yahay...

Dowladda Soomaaliya oo dhaqaale siineysa qoysaski uu saameeyay Ayaxa+(SAWIRRO).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal  ku jooga Puntland, ayaa booqday deegaannada uu saameynta ka geystay...

Gobolka Banaadir oo dayactiraya xarunta dhul bixinta ee dowladda hoose+(SAWIRRO).

Maamulka gobolka Banaadir ayaa billaabay dayactir lagu sameynaayo xarunta gaadiidka iyo dhul bixinta dowladda hoose oo ay ka muuqdaan burbur xooggan oo ka soo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...