SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiye Jawaari  oo Muqdisho uga qeyb galay shir ku saabsan Iskaashiga Barlamaanka FS iyo kuwa dowlad goboleedyada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna kusimaha madaxweynaha JFS ayaa Muqdisho uga qeybgalay shir ku saabsan iskaashiga Baarlamanka FS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada. Kulanka waxaa looga hadlayaa...

Wasiirka Boostada, Isgaariisnta iyo tignoolajiyadda oo ka warbixiyey Sharciga Isgaarsiinta Qaranka.

Wasiirka Boostada, Isgaariisnta iyo tignoolajiyadda Soomaaliya Cabdi  Canshuur Xasan oo ka qeyb galay barnaamijka waxqabad ee ka baxa warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in...

Afhayeenka Ciidanka Xoogga”Wey sii socon doonaan Howlgalada Sh/Hoose”

Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Cabdullaahi Iimaan Ceynte oo lahadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay sii socon doonaan Howlgalada Ciidanka Xoogga ay ka...

Ciidamada Ammaanka oo saakay howlgalo ka wada deegaano ka tirsan Sh.Hoose

Ciidamada Ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo ka wada deegaano katirsan gobolka Sh/Hoose, oo shalay ay kala wareegeen Maleeshiyaadka Al-shabaab. Ciidamada ayaa howlgalada si gaar...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...