SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Xasan “Ciidanka Asluubtu Waa Astaanta Caddaaladda iyo Nabadda”

Muqdisho, August 23, 2017…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer shaqo ku tagey gelinkii danbe ee maanta Xabsiga...

Bilowga Howlgalada Ciidamada Qaranka Waa Dhammaadka Argagixida!!!

Argagixisadu malaha lagamana sugayo in ay yeesheen dhago wax maqla, waayo waa dad hogaankooda ugu sarreeya laga hago meel kale,umana madax banana in uu...

R/Wasaare Khayre “Waxaan joognaa waqtigii aan u gudbi lahayn ficil iyo Waxqabad”

Muqdisho, August 23, 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka, kulanka oo ujeedadiisu...

Horjooge ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab oo isu soo dhiibay Ciidamada Xogga Dalka

Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyaadka Shabaab ayaa goor dhaweyd oo maanta ah isu soo dhiibat ciidamada XDS ee ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Horjoogahan...

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda oo xarigga ka jaray dib u dayactir lagu sameeyay Waaxda Carabta

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga  Mr. Mukhtar Mahad Daud oo uu wehliyo Amb. Hamoud Samaran Al Jowhary Al Huwaidi Madaxa Ergada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...