SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Cadaaladda oo Ka qeyb galay Shir looga hadlayey Hormarinta Cadaalada iyo Xiriirka Garsoorka Afrika

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa Dalka Ruwaanda uga qeyb galay shir looga hadlayo hormarinta Cadaaladda...

Heshiis laga gaarey dagaal beeleed ka dhacay Buuhoodle

Dadaalo nabadeed oo in muddo ah soconayay ayaa waxaa lagu guuleystay in xal laga gaaro dagaal beeleed ka dhacay  degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer,...

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo sheegay in uu sii wadayo Dadaaladda Dib u heshiisiinta

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sheegay in uu sii  xoojin doono dadaalada Dib u heshiisiinta ah ee uu Maamulkiisa...

Shirka Wasiiradaha Arimaha Dibadda Africa iyo Japan oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Mozambique iyo Warmurtieed laga soo saaray

Shirkan oo laba maalmood ugu socday Caasimadda Dalka Mozambique ee Maputo  ayaa waxa Wadamada Afrika u qabtay Dowladda Japan waxana lagu casuumay Wasiiradaha Arimaha...

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Bariga Africa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...