SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiiradda arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta oo ka shiray dib u dhiska Soomaaliya

Muqdisho(SONNA)  Shirkii 148 ee Wasiirada arrimaha dibada ee jaamacada carabta oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa lagu qabtay magaalada Qaahir ee caasimadda Dalka Masar,kaasi...

Guddiga Taakuleynta Ciidamadda oo daah furay Barnaamijka Taakuleynta Ciidamadda Qalabkasido.

Shiikh Nuur Baaruurd Gurxan oo ah Gudoomiyaha Gudiga Taakulaynta Ciidmadsa Xooga Dalka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka war bixiyay Waxyaabihii u...

Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta oo ka shiray dib u dhiska Soomaaliya.

Shirkii 148 ee Wasiirada arrimaha dibada ee jaamacada carabta oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa lagu qabtay Magaalada Qaahir ee caasimadda Dalka Masar,kaasi oo...

Dowladda Federaalka oo diyaarineysa Siyaasadda iyo Sharciga Tahriibka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar) ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Guddiga heer Wasiir ee Maareynta Siyaasada Tahriibka oo...

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Hirshabelle

Muqdisho, Sebtember 17, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Mudane Maxamed...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...