SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) BARNAAMIJKA HAWEENKA IYO QOYS ©SNTV // 21 11 2020.

Halkan ka Daawo. https://youtu.be/btOC8qjEpOM

(DAAWO) BARNAAMIJKA SOOYAALKA SOOMAALIDA ©SNTV // 21 11 2020.

Halkaan ka Daawo. https://youtu.be/eav4cu4A7Rw

(AKHRISO) Macallinka waa Musbaaxa Dunida-(Warbixin).

21-ka November waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanad guuradii 46aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta ...

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle oo booqday Xeryaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan ayaa kula dardaarmay Sugida Amniga+(SAWIRRO).

Madaxweyne ku-xigenka Dowlad Goboleedka hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed)  oo uu wehliyo Gudomiye ku-xigenka 1aad ee Barlamanka Hirshabeelle ayaa maanta booqday Xerada ciidanka...

Maamulka iyo Ciidamada Amniga Galmudug oo ku guuleystay Xalinta Xiisado Colaadeed oo ka jirtay Xadka Gobolada Mudug iyo Galgaduud+(SAWIRRO).

Maamulka Galmudug Oo Kaashanaya Ciidamada Amniga Qaranka Gaar Ahaan Ciidamada Boliiska Iyo Kuwa Xoogga Dalka Ayaa Ku Guuleeystay Xalinta Xiiso Colaadeed Oo Maalmihii U...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...