SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Waxaa sii kordhaya walwalka laga qabo badqabka qaxootiga Eritereya Xilli Colaad Itoobiya ay sii kordhayso.

Maaddaama dagaalku ka socdo gobolka Tigreega ee Itoobiya, Qaramada Midoobay waxay ku baaqeysaa in la furo waddooyin loo maro afar xero qaxooti oo ay...

(DAAWO) WARKA KOOBAN SNTV 22,11 2020.

Halkan ka Daawo Warka Kooban ee SNTV. https://youtu.be/XmurFIEX4_c

Munaasabad lagu weeyneynayay maalinta Macallimka Soomaaliyeed oo ku beegan 21ka November ayaa lagu qabtay magaalada xuddur ee Gobolka Bakool+(SAWIRRO).

Munaasabaddan oo lagu maamuusayey maalinta Macallimka Soomaaliyeed waxaa soo agaasimay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee koonfur galbeed waxaana ka soo qeybgalay mas’uuliyiinta...

(DAAWO) BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA MAANTA EE ©SNTV // 21-11-2020.

Halkan ka Daawo Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta SNTV. https://youtu.be/bTMuTHU3u_c

(DAAWO) BARNAAMIJKA FALANQEYNTA ©SNTV // SUGAAL MACALIN // 21-11-2020.

Halkan ka Daawo Barnaamijka Falanqeynta SNTV. https://youtu.be/XUOy-tkc9mc

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...