SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Roobab iyo Dabeylo wada socda oo aad u xoogan ayaa caawa ka dhacaya Gobolka Bari Puntland Soomaaliya.

Roobab wato dabeylo xoog leh ayaa caawa ka da'aya xeebaha magaalada Xaafuun ee Maamulka Puntland Soomaaliya. Warar deegaanka laga helayo ayaa sheegaya in ay guryo...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka XFS oo Guddiyada Doorashooyinka kula dardaarmay in ay si daacad ah u gutaan shaqooyinka horyaalla+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka ayaa kula dardaarmay shaqooyinka horyaalla in...

Guddomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeellaha hoose oo xilka la wareegay+(SAWIRRO).

Guddoomiyihii hore ee gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa maanta xilka ku wareejiyay guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabellaha hoose Mudane Cabduqaadir Maxamed...

Guddiga Golaha Shacabka ee Xaqiiqa Raadinta Natiijadda Imtixaankii Dugsiyadda Sare oo la kulmay Wasaaradda Waxbarashada+(SAWIRRO).

Guddiga Golaha Shacabka ee Xaqiiqa Raadinta Natiijadda Imtixaankii Dugsiyadda Sare ee Dalka ee 2020 ayaa la kulmay Xubno ka socda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo...

Ciidamada Dowlada Itoobiya oo Magaalo hor leh kala wareegtay TPLF.

Dowlada itoobiya ayaa sheegtay in ciidankeedu la wareegeen maanta magaalada Idaga Hamus kadib dagaal culus oo halkaasi ka dhacay. Qoraal ka soo baxay gudiga xaalada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...