SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) BARNAAMIJKA MADASHA DHALINYARADA ©SNTV // 23.11.2020.

Halkan ka Daawo Barnaamijka Madasha Dhalinyarada SNTV. https://youtu.be/HV4Q21RUrYk

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay golaha wasiirrada Koonfur galbeed+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kula shiray golaha Wasiirrada dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaalya, isagoo kala hadlay...

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Qatar ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa qeyb...

Khasaaraha ka dhashay duufaanta GATI oo ku dhufatay gobolka Bari oo korortay.

Ugu yaraan 8 kalluumeesato u dhashay Yaman ayaa la xaqiijiyay iney ku naf wayeen halka 9 qof kale oo ka mid ah dadka degaanka...

(DAAWO) BARNAAMIJKA WAXBARASHADA ©SNTV // 23.1. 2020.

Halkan ka Daawo Barnaamijka Waxbarashada SNTV. https://youtu.be/qQ87x_0DL5s

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...