SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Tababar loo furay qaar ka mid ah howl-wadeenada Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS+(SAWIRRO).

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Xaaji Xuseen ayaa xarunta Wasaaradda ka daahfurtay tababar la xiriira Tayeenta shaqaalaha. Tababarkan...

Taliyihii hore ee Ciidamada Cirka Soomaaliya Oo Geeriyooday.

Taliyihii hore ee ciidamada cirka soomaaliya dowladii militeriga Gen khaliif ciise Mudan ayaa ku geeriday wadanka turkiga oo uu mudo ku xanuusanaa. Marxuumka ayaa soo...

(DAAWO) WARKA KOOBAN.SNTV 24.11. 2020.

Halkan ka Daawo Warka Kooban SNTV. https://youtu.be/MGhrky3HUVY

(DAAWO) BARNAAMIJKA FALANQEYNTA ©SNTV // SUGAAL // 23-11-2020.

Halkaan ka Daawo Barnaamijka Falanqeynta SNTV. https://youtu.be/aKXo1Fvw47I

Ciidanka Puntland oo u gurmad u fidiyay dadka barakacayaasha ah ee ku nool Boosaaso ka dib saameeynta roobabkii Gobolkaasi.

Ciidanka Badda Puntland ee PMPF ayaa Ka daad gureeyay qoysas barakacayaal ah Kamamkii ay daganayeen kadib markii ay soo galeen daadad xoogan oo uu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...