SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirka Madaxda Dowladda Federaalka ah iyo kuwa Dowladd Goboleedyadda oo Maanta Muqdisho ka furmayo.

Maanta ayaa lagu wadaa sida Qorshu yahay in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka madaxda dolwadda Federaalka Soomaaliya iyo Kuwa Dowlad Gobaleedyada Dalka. Shirkaan ayaa...

Ardayda Soomaalida ee South Africa ayaa ka qeybgalay barnaamij hido iyo dhaqan ah oo lagu qabtay South Afria.

Waa barnaamij hido iyo dhaqan ah oo ay soo agaasintay Jaamacada Johannesburg waxaa ka qeybgalayay ardayda dhigata jaamacadaasi ee ka kala yimid dalalka dunida...

Guddoomiye Jawaari iyo wefdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Dalka Suudaan “Sawirro”

Suudaan(SONNA) Wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha SHacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawari ayaa u amba baxay dalka Suudaan kadib markii uu casuumaad...

Marconi:Aasaasaha Raadiyaha Casriga ah ee maanta.

Sanadihii 1874-1937-dii  intii u dhaxeysay Guglielmo  Marconi , Waxa uu ahaa muhandas Talyaani ah iyo Injineer sahmiye ah oo wax ku bartay dugsiga farsamada magaalada...

Maxakamada kutaala Jarmalka oo xukun ku riday dad ku eedeysan falal argagixisanimo

Jarmalka(SONNA) Wadanka Jarmalka ayaa Maxkamad ku taala waxaa ay  xukun xabsi ah ku riday koox hubaysan oo la sheegay inay ka dagaalameen wadamada Syria...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...