SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Taliska Xoogga qeybta 12ka April oo sheegay inay guullo ka gaareen howlgal ka dhacay deegaano gobolka Sh/hoose katirsan

Taliyaha qeybta 12ka april ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, sarreeye guuto Cumar dheere, ayaa hoggaaminayey howlgal ciidamada difaaca ay ku xorreeyeen deegaano ka tirsan...

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Guddiga difaaca ee golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta la kulmay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas C/wali Jaamac Gorod, kulaankaas...

Akhriso: Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah

Muqdisho(SONNA) Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir...

Taliska Xoogga qeybta 12ka April oo sheegay inay guullo ka gaareen howlgal ka dhacay deegaano gobolka Sh/hoose katirsan “Sawirro”

Muqdisho(SONNA), Taliyaha qeybta 12ka april ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, sarreeye guuto Cumar dheere, ayaa hoggaaminayey howlgal ciidamada difaaca ay ku xorreeyeen deegaano ka...

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya

Guddiga difaaca ee golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta la kulmay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas C/wali Jaamac Gorod, kulaankaas oo daba...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...