SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir Eng. Yarisow oo hay’adaha QM ka codsaday inay xoojiyaan doorka dowladnimo ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin kooban oo ku aadan horumarka warbaahinta dalka u gudbiyey hay’adaha Qaramada Midoobay, gaar...

Ra’isulwasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo Masar Uga Qeybgalay Shirka Dhalinyarada Aduunka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qeyb galay shirka Dhalinyarada adduunka, ayaa maanta magaalada Sharm al-Sheikh ee...

Wafdigii guddoomiye Jawaari ka qeybgalay furitaanka kalfadhigii 4aad ee baarlamaanka Jubbaland

Kismaayo(SONNA) Furitaanka Kalfadhiga afaraad fadhigiisa koowaad ee xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubaland oo maanta ka furmay Xarunta golaha shacabka dowlad goboleedka jubaland ee Magaaladda...

Wasiirka Maaliyadda XFS” Waa been abuur in lacago dheeraad ah lagu kordhiyay canshuurta badeedada Dekedda Muqdisho”

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr C/raxmaan Ducaalle Bayle oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay warar ay...

Wafdigii guddoomiye Jawaari ka qeybgalay furitaanka kalfadhigii 4aad ee baarlamaanka Jubbaland

Furitaanka Kalfadhiga afaraad fadhigiisa koowaad ee xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubaland oo maanta ka furmay Xarunta golaha shacabka dowlad goboleedka jubaland ee Magaaladda Kismaayo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...