SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xidigii hore ee Kubadda Cagta Aduunka Maradona oo u geeriyooday wadno xanuun.

Sida lagu qoray Daily mail halyeygii hore ee Xulka kubadda cagta Argentina Diego Armando Maradona ayaa goordhow ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla magaalada...

Taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari oo dhiiri geliyay arday ka qalin badalaneysay Jaamacadda bariga Afrika+(SAWIRRO).

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud “Anagu waxaan u baahanahy dhallinyaro aqooon leh oo u adeega dalka iyo dadka Soomaaliyeed,...

Munaasabad lagu furayay xafiis uu yeelanayo ururka ardayda Soomaaliyeed ee Uganda oo ayna ka qayb galeen madax ka socotay safaaradda ka dhacday Kampala+(SAWIRRO).

Munaasabadan lagu daah furayay xafiis uu ugu adeegi doono ururka ardayda Soomaaliyeed ee Uganda ayaa waxaa ka qayb galay Uqaysanaha Waxbarashada Safaaradda Soomaaliya ee...

FAO oo Warbixin ka soo saartay Duufaantii GATI ee ku dhufatay xeebaha Bari ee Soomaaliya.

Heyada FAO ee qaramada midoobe ayaa sheegtay in ay iminka daciiftay oo ay tabar dareysay duufaanta GATI ee xeebaha bari ee soomaaliya ku dhufatay...

OGEYSIIS JAGOOYIN SHAQO OO BANAAN.

Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka ah, wuxuu dadweynaha Soomaaliyeed oo shaqo doonka ah u baahinayaa sagaal (9) jego oo ka bannaan Hay’adda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...