SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay deegaano kale oo gobolka Baay ka tirsan “Sawirro”

Baydhabo (SONNA), Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgal amniga lagu Xaqiijinayo  ka Bilaabay  Waddada isku xirta Degmadda Buurhakaba iyo Deegaanka Deeynuunaay, halkaasi oo ay...

Soomaaliya oo ka qeybgalaysa tartan ka furmaya Tunisiya

Waxaa lagu wadaa in Dalka Tuniisiya uu maanta ka furmo tartanka ciyaaraha Xeegada ee Caruurta ka yar da’da 15-ka sano ee wadamada ku bohoobay...

Wasiirka Dhallinyarada oo shahaado sharaf guddoonsiiyay Radio Muqdisho iyo SNTV

Wasiirka dhallinyarada iyo Isbootiga ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka hadlay munaasabad lagu abaalmarinayay dhallinyaro tababbar loogu soo xiray Muqdisho ayaa...

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimaha amniga, Shirwynaha Culumada iyo mashaariic la fulinayo

Muqdisho (SONNA), 16 November 2017 – Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada...

Kulan looga hadlayay ka qeyb qaadashada Horumarinta dalka oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho(SONNA) Kulan looga hadlayey Wacyi galinta Shaqaalaha Dowladda sida ay uga qeyb qaadan karaan Hormarka Dalka ayaa ka dhacay magaaladda Muqdisho kaasoo ay ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...