SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shariif Xasan”Waxaan ku guuleysanay in heer doorashada Gole deegaan aan gaarsino

Baydhabo(SONNA) Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay lagu qabtay xaflad ballaaran oo lagu xusayay sand guuradii 3-aad ee ka soo wareegatay markii...

Bannaan baxyo ka dhacaya Zimbabwe

Zimbabwe(SONNA) Iyadooweli madaxweyne Roberta Mogabe uu diidan yahay in uu xilka ka dego,ayaa hadana madaxda Xisbiga talada dalka Zimbabwe haya ee ZANU-PF sare u...

Madaxweynaha Putland oo kormeeray garoonka diyaaradaha Garoowe oo howlo dib u habeyn ay ku socoto(SAWIRRO)

Garoowe(SONNA):--Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, kaas oo dhismihiisu marayo heer gebogebo ah. Kormeerka Madaxweynaha Puntland...

Soomaaliland: Ammaanka oo siweyn loo adkeeyey iyo natiijada oo la sugayo

Soomaaliland(SONNA) Wararka ka imaanaya Soomaaliland ayaa sheegaya in xaaldda xaafadaha ay xalay rabshado ka dheceen xalay ee ka tirsan Hargeysa iyo Burco, ay tahay...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo heshay doon dheereysa oo lagu ilaalinayo socdaalka Xuduudaha badda

Muqdisho( SONNA) Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa maanta la wareegtey doon nooca dheereysa ah oo lagu koontorooli doono socdaalada xuduudaha badda. Doontaan oo ay isticmaali...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...