Harari –(SONNA)- Mdaxweynahaha Zimbaabwe Robert Mugabe ayaa ogolaaday inuu mudo 37 sano ka dib uu xukunka Madaxtinimada dalkaasi uu ka dego.
Sida ay soo warisay...
Dhaka- (SONNA)- Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Maraykanka oo booqanaya Xeryaha Qaxootiga ee dadka Rohingyaha ee dalka Bangaladhesh ayaa ku eedeeyay Dowladda Myanmar in ay...
Soomaaliland(SONNA) Waxaa laga dhursugaya in lagu dhawaaqo natiijada doorashadii ka dhacday Soomaaliland,iyadoo guddiga doorashooyinka lafilayo in uu ku dhawaaqo natiijada,taasi oo shaacinaysaa madaxweynaha bedeli...
Kenya(SONNA) Iyadoo siweyn loo sugaya go’aano ku aadan sharciyada dib u doorashadii madaxweyne Uhurru Kenyatta,ayaa Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya waxaa ay meesha ka...