SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Robert Mogabe oo iscasilay

Zimbabwe(SONNA) Madaxweynihii dalka Zimbabwe Robert Mugabe oo 37 sano ahaa hogaaminayay wadankaas ayaa ku dhowaaqay inuu is casilay. Is casilaada Mugabe ayaa ka dambeysay kadib...

Muuse Biixi Cabdi oo bedelaya Madaxweyne Siilaanyo

Soomaaliland(SONNA) Waxaa si rasmi ah goor dhow loogu dhawaaqey natiijada doorashadii Soomaaliland iyadoo uu ku guuleystay Muuse Biixi oo loo doortay Madaxwaynaha Cusub ee...

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Taallada Shuhaddada Ciidamada Imaaraadka

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo” oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taallada loo dhisay in lagu xasuusto Shuhadada Ciidamada...

Daawo: Wasiiru Dowlaha Arrimaha dibadda oo ka warbixiyay Safarkii Madaxweynaha

Muqdisho(SONNA):--Wasiiru Dowlahada Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa ka warbixiyay Socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku joogo dalka...

Madaxweynaha Soomaliya oo booqday Taalada Shuhadada Ciidamada Imaaraadka+Sawirro

Abudhabi –(SONNA)-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taalada loo dhisay in lagu xasuusto Shuhadada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...