SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay Masjidul Rowdah ee dalka Masar

Muqdisho (SONNA), Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyey qaraxii maanta argagixisada ay ka geeysteen dalka masar, gaar...

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo soo xiray Shirweynaha Hawl-wadeennada Shabakadaha Isgaarsiinta

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo xiray shirweynaha Madasha Hawl-wadeennada Shabakadaha Isgaarsiinta (Somali Network Operators Group – SOMNOG)...

Dalka Zimbabwe oo maanta yeeshey madaxweyne cusub

Zimbabawe(SONNA) Dalka Zimbabawe ayaa maanta waxaa uu yeeshey Hogan cusub kadib markii xilka madaxweynaha loo dhaariyay Emmirson Mnangagwe oo badalaya madaxweynihii hore e e...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka” Tirada Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran Xabsiyada caalamka hoos ayay u dhacday”

Muqdisho(SONNA) Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka kulanka Todobaadka jimcaha ee ka baxa TV-ga Qaranka...

Guddoomiyaasha Golaha Shacabka JFS iyo kan baarlamaanka Jabuuti oo gor dhow gaaray Baladweyne

Baladweyne(SONNA)Wafdi Ballaaran oo uu  hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha SHacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa goor dhow gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...