SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo iyo masuuliyiin kale oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Aas Aaskii Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Munaasabada loogu dabaal dagayo Aas aaskii Radio Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabid...

Akhriso: Nuxurka hadal jeedintii guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

Guddoomiyaha Baarlaamanka Wadanka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud oo maanta ka qeybgalay kulankii xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa siweyn uga hadlay xiriirka u dhexeeya labada dal. Xarunta...

Madaxweyne Farmaajo “Waxaad tihiin dufcaddii ugu horraysay ee dhallinyaro ah oo ka jawaabay baaqaygii, una istaaga in ay nafootada u huraan dalkooda”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kula kulmay dugsiga Tabbarka Ciidanka Booliska ee Jenaaral Kaahiye  600 oo dhalinyaro ah oo...

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo la wareegay qalab loogu talo galay in lagula socdo Saadaasha Hawada Garoonka Kismaayo

Kismaayo (SONNA) Maamulka Garoonka Diyaradaha magalada Kismaayo  ayaa maanta la wareegay qalab cusub oo loogu talo galay in lagula socdo saadaasha Hawada Garoonka Kismaayo,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...