SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Dowladda Jarmalka uga mahad celiyey taageerada ay siiyaan Soomaaliya “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Madaxweynaha Maamulka Puntland, Mudane  C/wali Maxamed Cali Gaas, ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Miss. Jutta Frasch, isagoo...

Dekedda Muqdisho oo laga soo saaray haraadiga Maraakiib horey u quustay+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Shirkadda Al-Beyrak ee Maamusha Dekedda Muqdisho oo ka duuleysa  sare u qaadista Dayactirka iyo nadiifinta Dekedda Weyn ee magaala Muqdisho ayaa fulisay howl...

Isku aadka cayaaraha kubada Cagta maamul gobaleedyada oo la shaaciyay

Muqdisho (SONNA):-Waxaa shaaca laga qaaday isku aadka tartanka kubada Cagta maamul gobaleedyada Soomaaliya oo looga dhawaaqay munaasabad ay maanta qabatay wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha...

Taliska Qeybta 43-aad ee CXD oo sheegay inay heleen Xogo la xiriira Horjoogaha Al shabaab

Muqdisho(SONNA) Taliyaha Qeybta 43 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya general Ismaaciil Saxardiid oo wareysi gaar ah siiyay Wakaalada SONNA ayaa sheegay in xogo ay heleen ay sheegayaan in Horjoogaha ugu...

Wariyeyaal ka socda Warbaahinta Dawlada oo tababar uga qayb-galaya Turkiga

Antalya (SONNA) Waxaa shalay Magaalada Antalya ee Dalka Turkiga ka furmay tababar heer caalami ah oo la xiriira warbaahinta  kaasoo ay ka qeyb galayaan wariyeyaal ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...