SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

BARNAAMIJKA RAAD RAAC BY MMC #SHIRKA SAXAAFADA 08 05 2017

Barnaamijka Raad Raac, waa barnaamij ka bawa Tv-ga Qaranka Soomaaliya isla markaan looga hadlo mowduucyo kala duwan oo bulshada Soomaaliyeed Wax tab wayn u...

Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka oo ku guuleystay kursiga Alabama

Doug Jones ayaa noqday xubintii ugu horeysay oo Dimoqraadi ah oo muddo 25-sano ah ku guuleysta kursiga aqalka odoyaasha ee gobolka Alabama,kadiib loolan adag...

Golaha Shacabka oo ansixiyay Misaaniyadda Dowlada 2018

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya waxaa maanta shir guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Muudeey, waxaana Xildhibaanada ay...

Somalia oo dib u soo nooleyneysaa Dhaqanka & Dalxiiska si dalka nabad iyo horumar loogu soo dabaalo+Sawirro

Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska oo ka qeybgalaya Shirweynaha 2aad ee Caalamka ee Dhaqanka & Dalxiiska oo ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...